Madaxweyne Ruto oo siyaasi Soomaali caan ah u Magacaabay Wasiirka Difaaca Kenya

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa goor dhoweyd ku dhowaaqay qaar ka mid ah xubnaha golaha cusub ee wasiirrada ee dalkaaasi. Sida ay sheegtay warbaahinta Kenya Xidhibaan Aadan Barre Ducaale ayaa loo magacaabay Wasiirka Gaashaandhigga Kenya, halka Alfred Mutua uu ka noqonayo Wasiirka arrimaha dibedda. Madaxweynaha Kenya ayaa sidoo kale magacaabay Musalia Mudavadi oo ka mid … Continue reading Madaxweyne Ruto oo siyaasi Soomaali caan ah u Magacaabay Wasiirka Difaaca Kenya